wargeyskadawan.com
“Qofka ku xadgudba nimcada Alle, maalinta qiyaame su’aashu way ku badanaysaa” Sheekh Dirir
Hargeysa (Dawan)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ugu baaqay inay iska ilaaliyaan cuqubada ka dhalata ku xadgudubka nimcada Ilaahay SW ummada siiyo. Khudbadii Jimcaha shalay oo Sh Dirir…