wargeyskadawan.com
Golaha Guurtida JSL oo ku Baaqay in la Hawlgeliyo Wershad Soddon Sanno Xidhan
Hargeysa-(Dawan)- golaha guurtida Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xukuumadda iyo ganacsatada usoo jeediyey in la kiciyo wershada Sibidhka ee Berbera taasi oo xidhan muddo soddon sanno ah. Gudoomiyah…