wargeyskadawan.com
Wasiirka Arrimaha gudaha oo Iftiimiyay in Beesha Caalamku Somaliland ku Ammaantay Doorashadii Dalka ka Dhacday 31-kii May
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in beesha caalamku inagu ammaantay doorashadii dalka ka qabsoontay 31-kii May, sidii nabad…