wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Ciidal Adxaha.
Hargeysa-(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda ciidal Adxaha. Madaxweynaha oo ay we…