wargeyskadawan.com
Shirkadd Gaadiidka Bajaajta soo Dejisa oo Shaqo Abuur u Sameysay Dhallinyarada Magaalada Borama
Borama (Dawan) Shirkada TVS Geele Motors, ahna shirkad soo dejisa gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bajaajta ayaa fursado shaqo abuur u sameysay dhallinyarada magaalad Borama ee xarunta gobolka Awda…