wargeyskadawan.com
“Tijaartu Dhulkii waxay ka Dhigteen Baan ay lacagta ku Kaydsadaan si ay u korodho.” Maayerka Boorama waraysi
Maayerka Boorama oo waraysi dhinacyo badan taabanaya kaga hadlay qodobo door ah. Qore:Faysal Xiis Afgaab. Boorama(Dawan):-Maayerka Degmada Boorama ahna guddoomiyaha golaha deegaanka ee degmada Boor…