wargeyskadawan.com
“Waxaan u Taagannahay u adeegidda Bulshada iyo Fulinta Amarada Xukuumadda.” Maayerka Boorama
Hargeysa(Dawan):- Maayerka Degmada Boorama ahna guddoomiyaha golaha deegaanka degmadaas Maxamed Axmed Warsame,ayaa sheegay in ay si wanaagsan u wada shaqeeyaan dhammaan laamaha dawladda dhexe ee he…