wargeyskadawan.com
Sool: Maamulka Gobolka iyo Ka Degmadda Laascaanood Oo Ka Hadlay Dilka Guddoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Sool
Laascaanood (Dawan): Maamulka gobolka Sool iyo ka degmadda Laascaanood ayaa ka hadlay dilka guddomiyihii komishanka doorashooyinka gobolka Sool marxuum C/laahi Laba-gole, oo habeen xalay ay dabley …