wargeyskadawan.com
Xildh. AxmedTimo-jilic: Xukuumadda la xisaabtankeedu wuxuu imanayaa marka qorshe yimaado”
Xildhibaan Axmed Cabdi Ibraahim oo ka mid ah Xildhibaanada cusub ee golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa uu ka hadlay doorashadii maanta ee golaha Wakiillada ee lagu doortay shir-guddoonka cusu…