wargeyskadawan.com
Orodyahan Reer Somaliland Ah Oo Guul usoo Xambaaray Waddanka Canada
Tokyo(Dawan):-Orodyahan reer Somaliland ah oo lagu magacaabo Maxamed Axmed, isla markaana lagu naanayso MohSpeed ayaa ku guulaystay billada qalinka ah ee tartanka Olombikada ee ka socda caasimadda …