wargeyskadawan.com
Hargeysa: Ciidanka Oo Samatabixiyay Nin Maskaxda Ka Xanuusan oo isku Gubay Badhtamaha Dooxa Weyn
Hargeysa:(Dawan)-Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa maanta galinkii dambe soo samatabixiyay nin maskaxda ka xanuusan oo isku gubay badhtamaha Dooxa weyn ee Hargeysa gaar ahaan cisbitaalka Gargaar g…