wargeyskadawan.com
Isbedelka Joogtada Ah Ee Muuqaalka Nolosha !
Nin caaqil ah oo caruurtiisu dhalay saddex wiil ayaa ka fikiray inuu baro casharo dhinaca nolosha ah, si aanay arimaha ugu degdegin isla markaana u hubsadaan go’aankooda.