wargeyskadawan.com
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo Fariin u diray Bulshada
Hargeysa-(Dawan)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo ka mid culimada waaweyn ee dalka ayaa bulshada ugu baaqay in ay hantidooda geliyaan dhismaha wadooyinka oo ay ajar weyn ka helayaan. Sheek…