wargeyskadawan.com
Wasaaradda Caafimaadka oo Daahfurtay Talaalka ka Hortaga xannuunka Covid-19
Hargeysa (Dawan) Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa daah-furtay talaalka ka hortaga xannuunka CORONAVIRUS kaasoo noqonaya markii saddexaad ee dalka laga daah-furo Talaalka, kadib…