wargeyskadawan.com
“Boqolkiiba shan iyo sagaashan mashaariicdii sanadkan 2021 u qorsheysnaa gobolka Saaxil way fuleen”Waraysi gaar ah Gudd. Gobolka Saaxil
Saameynta roob yaraanta iyo Ayaxu ku yeeshay wax soo-saarka Beeralayda Gobolka Saaxil Qore. Saleeban Kalshaale Berbera(Dawan)-Badhasaabka Gobolka Saaxil Dr Axmed Maxamed Xaashi oo ka warbixiyey guu…