wargeyskadawan.com
Baro Sida Loo Kala Qiimo Badan Yahay !
Nin caqli badan ayaa isagoo safar ku jira helay dhagax macdan qaali ah. Dhagaxii isaga oo sita ayay nin kale oo isna safar ah kulmeen oo aan wax raashin ah sidan. Ninkii xakiimka ayaa shandadiisa f…