wargeyskadawan.com
Munaasibad lagu Shaacinayay Xarun Caafimaad oo Dadka Xannuunka Dhimirka la Nool lagu Daweyn Doono ayaa lagu Qabtay Magaalada Berbera
Berbera (Dawan) Munaasibad lagu shaacinayay xarun caafimaad oo loogu talo galay in dadka xannuunka dhimirka la nool lagu daweeyo ayaa lagu qabtay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Munaa…