wargeyskadawan.com
Wasiirka Cusub ee Beeraha oo Xilka kala Wareegay Wasiirkii Hore
Hargeysa (Dawan) Wasiirka cusub ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Maxamed Xaaji Cismaan, ayaa Maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Beeraha Mudane Axmed Muumin Seed. Munaasiba…