wargeyskadawan.com
XIKMADAHA
Afara warimood yartaantood ayaa ku dhibta, xanuunka, Fakhriga, Cadowga iyo dabka. Ha degin meel aan dhakhtar ama caalam cilmi ku baraa joogin. Qofka ku weydiista waxaan awoodin, wuxu rabaa waa may…