wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo kala Qeyb-galay Xaflada Qalin-jebinta Dufcadii 20-aad ee Jaamacada Camuud oo ay ka Baxeen 995 Arday.
Boorama (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafti Balaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa maanta ka qeyb galay Xaflada Qalin-Jebinta dufcadii 20aad oo ay ka qalin …