wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo ka Hadlay kulamo uu lalahaa Dublamaasiyiin iyo wakiillo ka socday Dalalka caalamka.
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaja Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed , ayaa faah-faahin ka bixiyey Kulamo uu maalmihii u dambeeyey xafiiskiisa uu kula lahaa Dublamaasiyiin iyo waki…