wargeyskadawan.com
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Farriin Adag iyo Digniin ku Saabsan Covid-19 U Diray Bulshada
Hargeysa (Dawan) – Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa farriin adag iyo digniin ku saabsan xanuunka Covid-19 u diray shacabka Somaliland. Wasiir…