wargeyskadawan.com
Hababka Ugu Fiican Ee Xal Loogu Heli Karo Khilaafka Qoyska Khilaafka qoyska:
Hargeysa (Dawan) Waa hubaal in lammaane kasta oo qoys ahi ay marayaan waqtiyada qaar uu khilaaf soo dhexgalo, waxa uu noqdaa khilaaf fudud oo isagu is xalliya iyo mid u baahda in ay si rasmi ah uga…