wargeyskadawan.com
Ciidanka Booliiska Somaliland oo qabtay Tuugo dhac ka gaystay Hargaysa
Hargeysa (Dawan) – Ciidamada Booliiska Somaliland, ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku soo dhigaan, laba nin oo bakhaar Hargaysa ku yaala ka dhacay lacag dhan 120 milyan oo Shilinka Somalila…