wargeyskadawan.com
Hargeysa: Geerida Dadka oo Badatay iyo Digniinihii laga Soo Saaray Khatarta Xannuunka Covid_19 oo Aan Dheg Jalaq loo Siinin
Hargeysa (Dawan) – Maalmihii u dambeeyay waxa Magaalooyinka Somaliland, gaar ahaan Caasimadda Hargeysa soo badanaya Dadka u Geeriyoonaya Neef-qabatinka. Dabagal iyo Xidhiidho uu Wargeyska Geeska Af…