Send the following on WhatsApp
Continue to ChatMaanso Dabahuwan Hadraawi Qormadeena dhaqanka iyo suugaanta ee todobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa maansada Dabahuwan ee uu curiyay Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi. Maansada dabahuwan ayaa ah mid ka mid ah maansooyinka ugu qaalisan isla markaana ugu xeesha dheer ee uu curiyay Abwaan Hadraawi. https://wargeyskadawan.com/2021/09/25/maanso-dabahuwan-hadraawi-qormadeena-dhaqanka-iyo-suugaanta-ee-todobaadkan-waxaan-ku-soo-qaadan-doonaa-maansada-dabahuwan-ee-uu-curiyay-abwaan-maxamed-ibraahin-warsame-hadraawi-maansada-dabahuwan/