wargeyskadawan.com
Maanso Dabahuwan Hadraawi Qormadeena dhaqanka iyo suugaanta ee todobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa maansada Dabahuwan ee uu curiyay Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi. Maansada dabahuwan ayaa ah mid ka mid ah maansooyinka ugu qaalisan isla markaana ugu xeesha dheer ee uu curiyay Abwaan Hadraawi.
Waxaanu ku bilaabay sidan. markay dani meeday tidhi maxaan talo meel ka deyey markaay dani maaha tidhi weydiiyey qof meel ka deyey markay dani maaha tidhi ku laabtay halkaan ka deyey markay dani …