wargeyskadawan.com
Siyaabaha Ugu Wanaagsan ee loo Joogteeyo Qaab Dhismeedka Jidhka
Hargeysa (Dawan) Dhisnaanta jirku waa mid u leh xiiso gaar ah qof kasta oo kamid ah bulshada, waa riyo cajiib ah oo hirgalinteedu wadato farxad iyo furfurnaan. La dagaalanka cayilka ama dhimida cul…