wargeyskadawan.com
Xildhibaan Guruuje oo ka Hadlay Dhaawac uu soo Gaadhsiiyay Suldaan Saleebaan
Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Axmed Yuusuf Nuur (Guruuje) oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland, oo saaka uu dhaawac u gaystay Suldan Saleebaan Boqor Cismaan, oo kamid ah madaxda dhaqanka Soma…