wargeyskadawan.com
Solja oo ka Hadashay Xadhiga Wariye Mawliid Haradigeed oo ka Hawlgala Magaalada Laascaanood
Hargeysa (Dawan|) Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ka hadlay xadhiga wariye Mawliid Ismaaciil Haradigeed, oo ciidamada booliska Somaliland ee magaalada Laascaanood ay xidheen, waxaanay…