wargeyskadawan.com
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta oo kormeer ku sameeyey Ururrada Maxaliga ah ee ka shaqeeya Berbera
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Somaliland Axmed Cabdi Ismaaciil, ayaa kormeer ku sameeyey Xafiisyada ururrada waddaniga ah ee ka hawlgala Gobolka Saaxil ee Magaalada Berbera. Agaasimaha a…