wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Gobolka Hawd oo  Soo Kormeeray Degmada Sayla.
Balligubadle (Dawan) – Badhosaabka gobolka Hawd Axmed Yaasiin Maxamed Faarax iyo wefti uu hoggaaminaayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay degmada Sayla ee gobolkaasi. Wefdiga oo maalimihii ugu da…