wargeyskadawan.com
Kulan lagaga hadlayay Horumarinta Beeraha gobolka Togdheer oo lagu qabtay Burco.
Burco (Dawan) Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer ayaa waxaa lagu qabtay kulan lagu horumarinayo beeraha waxaana kulanka kasoo qeybgalay iskaashatooyinka gobolka Togdheer maamulka dagmada b…