wargeyskadawan.com
Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi oo Dhagax-dhigay Jaamac Qur’aan, Markis iyo Masaajid
Qabri-dahar (Dawan) Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi ayaa magaalada Qabri-dahar ka dhagax dhigay Masjid iyo Markas loo bixiyay Sheekh Cali Suufi. Waxa kale oo Sheekhu uu dhagax dhigay jaamacad…