wargeyskadawan.com
Wasiirka Wasaaradda Biyaha oo Kormeeray Dhaam Biyood laga hirgalinayo Farawayne
Khaddar Cabdi Muuse Faroweyne (Dawan): Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland Cali Maxamed Xasan, ayaa sheegay in sanadkan uu madaxweynaha Somaliland amray in dalka laga hirgeliyo Dhaa…