wargeyskadawan.com
Ciidanka Dabdamiska oo Bakhtiiyay Dab Qabsaday Taawar ku yaala xaafada Isha Boorama.
Hargeysa (Dawan) — Ciidanka Dab-demiska magaalada Hargeysa, ayaa habeenimadii xalay damiyay dab qabsaday Taawar ay leedahay shirkadda SO Gasho , Isla markaana hore ay ugu jirtay shirkada Nati…