wargeyskadawan.com
Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Degaanka Somaliland
Hargeysa (Dawan) Cabdikariin Aadan Siciid ayuu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi u magacaabay agaasimaha guud ee wasaaradda degaanka iyo horumarinta reermiyiga. Cabdikariin Aadan ayaa wiigan gudi…