wargeyskadawan.com
“Hammiga Somaliland ee ah inay noqoto Xudunta Ganacsiga Afrika ayaa si Habsami leh u socda.” Wasiir ku xigeenka Ganacsiga
Nayroobi-(Dawan):- Wasiir-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Mudane Muuse Ibraahim Selef ayaa hoosta ka xariiqay in heshiiska DP World iyo CDC keenayo koboc dhaqaale iyo shaqo-abuur bulsho…