wargeyskadawan.com
Wasaaradda Deegaanka oo Soo Qaban Qaabisay Dood Cilmiyeed lagaga Hadlaayo arrimaha Deegaanka.
Hargeysa (Dawan) – Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa soo qaban qaabisay dood cilmiyeed lagaga hadlaayay arrimaha deegaanka ee dalka. Doodan oo qayb ka ah mashruuca ko…