wargeyskadawan.com
Maxkamadda Gobolka Saaxil oo xukun ku riday laba Markab oo Ajinabi ah
Berbera (Dawan) – Maxkamada Gobolka Saaxiil, ayaa xukun $20,000 oo ganaaxa ku riday laba markab oo nooca taaga loo yaqaano ee maraakiibta soo xidha ah, oo laga leeyahay dalka Togo, kadib mark…