wargeyskadawan.com
Taliyaha Booliiska oo Bayaamiyey Tiirarka Qorshe-hawleedka ay ku Shaqeyn Doonaan Shanta Sano
Hargeysa (Dawan- Taliyaha Ciidanka Booliiska JSL Sarreeye Guuto Maxamed Adan Saqadhi ayaa shaaca ka qaaday inay diyaariyeen ciidan dhalinyaro ah oo saraakiil, baadhayaal iyo ciidan caadiga aan balw…