wargeyskadawan.com
Wasiir Ku xigeenka arrimaha Gudaha oo Xilkii U kala Wareejiyay Badhosaabkii Hore iyo ka Cusub ee Gobolka Gebilay.
Gebilay (Dawan) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka iyo degmooyinka Somaliland Naasir Caydiid Maxamed ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay badhosaabkii hore iyo badhosaabka …