wargeyskadawan.com
Hoggaamiyaha Daallibaan oo soo saaray amar ka dhan ah ‘jaajuusiin ku dhex jira
Hoggaamiyaha sare ee Daalibaan ayaa ka digay halista wax uu ugu yeedhay “daba-dhilifyo iyo jaajuusiin ku dhex jira” kooxdaas dhowaan qabsatay dalka Afghanistan. Ayada oo ay caddeyn u tahay heerka a…