wargeyskadawan.com
Burco: Ciidanka Dabdamiska oo soo Badbaadiyay Hanti kala duwan
Hargeysa (Dawan) Ciidanka dab-demiska ee magaalada Burco ayaa sheegay in ay hanti kala duwan ka soo badbaadiyeen xaafado ku yaal magaalada Burco oo dab qabsaday. Warkooban oo ka soo baxay ciidanka …