wargeyskadawan.com
Guddida Dhaqaalaha Ganacsiga iyo Maaliyada ee Golaha Wakiillada oo Kulan Dadweyne U Qabtay Qabyo-Qoraalka Xeerka Shirkadaha Caymiska
Hargeysa (Dawan) – Guddida dhaqaalaha Ganacsiga iyo Maaliyada ee Golaha Wakiillada JSL ayaa kulan Dadweyne u qabtay qabyo-qoraalka Xeerka Shirkadaha Caymiska. Kulankan dadweyne oo socon doona 2 maa…