wargeyskadawan.com
Wasiirka arrimaha Gudaha oo la Kulamay Ku Simaha Xafiiska UK ee Somaliland.
Hargeysa (Dawan) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan la qaatay ku simaha xafiiska UK ee Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee…