wargeyskadawan.com
Imaamka AL Azhar: Waxaan la kulmay hoggaamiye reer galbeed oo si caddaalad ah Islaamka uga hadlaya
Imaamka weyn ee Al-Azhar Dr. Axmed Al-Tayeb ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay la kulanka Amiir Charles ee dalka Britain, sida ay tebisay warbaahinta Arab News. “Waan ku faraxsanahay in…