wargeyskadawan.com
Faa’iidada Noolaha Kala Duwan !
Dad badan ayaa la kulma qaniinyada Qudhaanjada meel kasta oo dunida ah, laakiin dadkaasi waxay si dhakhso u dilaan Qudhaanjada yar ee qaniintay, taasi oo ah khalad. Dilka Qudhaanjadu maaha arin sa…