wargeyskadawan.com
Dawladda Hoose ee Hargeysa oo fulisay OLole Nadaafadeed.
Hargeysa (Dawan) Dawladda hoose ee Hargeysa ayaa maanta ka fulisay waaxaha kala duwan ee caasimadda olole nadaafadeed oo lagu nadiifinayo goobaha qashinka qubka ah. Ololahan oo u hoggaaminaayay Ma…