Send the following on WhatsApp
Continue to Chat(TACSI)Maamulka Tacsi dhamaan maamulka iyo shaqaale weynaha Telesom Group, waxay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qarabadii, umada Somaliland iyo Dhamaan Shaqaale weynaha Shirkadda Geeridii ku timid Gudoomiye Maxamed Yuusuf Aloore oo ku geeriyooday Dalka Turkey-ga waxayna ilaahay uga baryayaan in u Naxaristii Janno haka waraabiyo Dhamaana Samir iyo iiman inaga wada siiyo. Aamiin Aamiin. https://wargeyskadawan.com/2021/11/25/tacsimaamulka-tacsi-dhamaan-maamulka-iyo-shaqaale-weynaha-telesom-group-waxay-tacsi-u-dirayaan-ehelkii-qarabadii-umada-somaliland-iyo-dhamaan-shaqaale-weynaha-shirkadda-geeridii-ku-timid-gudo/